Tukikeskus hilma

Haastattelukutsu somalitaustaisille perheille, joilla on erityislapsi


Oletko somalitaustainen äiti tai isä, jolla on perheessä kehitysvammainen tai erityistä tukea tarvitseva lapsi? Olen kiinnostunut kuulemaan mielipiteesi ja kokemuksesi lapsesi saamasta hoidosta ja kuntoutuksesta Suomessa.

Olen Jenny Starck, lasten kanssa työskentelevä toimintaterapeutti ja opiskelen Laurea-ammattikorkeakoulussa Global Development and Management in Health Care -maisteritutkintoa. Teen opinnäytetyötä, jonka tarkoituksena on kehittää maahanmuuttajataustaisten erityislasten palveluita. Opinnäytetyö toteutetaan yhdessä Tukikeskus Hilman kanssa.

Toivoisin sinun osallistuvan yksilölliseen haastatteluun, jossa selvitetään kokemuksiasi lapsesi saamista terveydenhuollon palveluista. Haastattelussa annettuja tietoja käsitellään luottamuksellisesti ja niin, että haastateltavien henkilöllisyys ei käy ilmi valmiista tutkimuksesta.

Haastattelu kestää noin tunnin ja voidaan toteuttaa toiveidenne mukaisessa paikassa. Haastattelussa on käytössä somalin kielen tulkki.


Kiitos paljon avustasi!


Ystävällisin terveisin, Jenny Starck

Ilmoittautumiset ja lisätiedot: jenny.starck@student.laurea.fi

-

Codsi waraysi ku socda reeraha somalia ka soo jeeda ee haysta dhallaan xanuunsanaya ama u baahan taakuleyn dheerada


Assalaamu Calaykum!


Ma tahay hooyo ama aabo kasoo jeeda Somalia oo reerka ugu jiraan ilmo jismiyan ama maskaxiyan u xanuunsanaya una baahan taakuleyn gaar ah? Waxaan rabi lahaa inaan maqlo fikraddaad ka qabtid saacidaadda ama caawimada aad kala kulantay wadanka Finland.

Waxaan ahay "toimintaterapeutti" la shaqaysa dhallaanka, waxaanan dhigtaa jaamacada Laurea takhasuskayguna waa Global Development and Management in Health Care oo aan ka diyaarinayo darajada labaad ee jaamacada. Waxaan diyaarinayaa buugga qalinjabinta oo aan ku baadhayo sida loo kobcin lahaa caawimada la siiyo carruurta uu nasabkoodu kasoo jeedo wadan kale. Baadhitaankan waxaan la hir galinayaa haayada Hilma.

Waxaan rajayn lahaa inaad ka soo qayb qaadatid waraysi shakhsiyan ah, oo aynu ka wada hadlayno waxaad ka dareensantahay ama kala kulantay caawimada caafimaad ee uu ubadkaagu helay ama helo. Arrimaha ka soo baxa wada hadalkan waxaa loola dhaqmi doonaa si amaan ah oo ka qaybgalkaagu ama magacaaga iyo wixii la hal maala kama muuqan doono buugga baadhitaanka. Waraysigu wuxuu socon doonaa illaa saacad. Waxaa lagu qaban karaa meeshaad adigu dooratid. Turjubaan af Somali ahna wuu ila socon doonaa.

Aad baad ugu mahadsantahay caawimadaada!

Jenny Starck

Is diwaangelinta iyo wixii macluumaad dheeraad ah waxaad kala xidhiidhi kartaa:
jenny.starck@student.laurea.fi


VAMMAISTEN MAAHANMUUTTAJIEN TUKIKESKUS HILMA
PL 30, 00030 IIRIS
Gsm: 050 300 2501 | email: info[]tukikeskushilma.fi

Päivitetty: 17.5.2016 Webmaster