
Xarunta taageerta dadka waddanka u soo guurey ee naafada ah
Waxaa loogu talagalay dadka naafada ah ee waddanka u soo guurey iyo ehelkooda:
– Warar ku saabsan adeegyada iyo xuquuqda
– Kala talinta sida loo dalbado adeegyada iyo sida loo buuxbuuxiyo codsiyada
– Istaageeraysiga dadka isku xaaladda la yahay
Adeeggayagu waa lacag la’aan. Luqad walba dadka waannu ugu adeegnaa
oo haddii loo baahdo turjubaan baannu isticmaalnaa.
***
Wararka la soo xiriiridda
Telefoonka heeganka: 0449016101
Luqadaha: Finnish, Ingiriis, Iswidhish iyo Carabi
Qiimaha telefoonku wuxuu la mid yahay kan caadiga ah. Annagu xitaa telefoonka waannu kugu soo celin karnaa, oo annaga ayaa bixinayna kharashka telefoonka.
E-mail: info(at)tukikeskushilma.fi
Ururada iyo shaqaalaha maamulka waxaannu u haynaa adeegyo ah la talin iyo tababar.
TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU TALAGALAY QOFKA NAAFADA AH EE WADDANKA U SOO GUURAY (pdf)