Adeeggayagu waa lacag la’aan. Luqad walba dadka waannu ugu adeegnaa oo haddii loo baahdo turjubaan baannu isticmaalnaa.
Telefoonka heeganka: 0449016101
Luqadaha: Finnish, Ingiriis, Iswidhish iyo Carabi
Qiimaha telefoonku wuxuu la mid yahay kan caadiga ah. Annagu xitaa telefoonka waannu kugu soo celin karnaa, oo annaga ayaa bixinayna kharashka telefoonka.
E-mail: info(at)tukikeskushilma.fi
Ururada iyo shaqaalaha maamulka waxaannu u haynaa adeegyo ah la talin iyo tababar.
© Tukikeskus Hilma 2023 | Bayaanka qarsoodiga (FI) | Bayaanka gelitaanka (FI)