Saddex calaamadood oo ay ku qoran yihiin 'Don't give up', 'You are not alone' iyo 'You care' oo Ingiriisi ah.

DON'T GIVE UP YOU ARE NOT ALONE YOU MATTER

Xarunta taageerta dadka waddanka u soo guurey ee naafada ah

Waxaa loogu talagalay dadka naafada ah ee waddanka u soo guurey iyo ehelkooda:

  • Warar ku saabsan adeegyada iyo xuquuqda
  • Kala talinta sida loo dalbado adeegyada iyo sida loo buuxbuuxiyo codsiyada
  • Istaageeraysiga dadka isku xaaladda la yahay

Adeeggayagu waa lacag la’aan. Luqad walba dadka waannu ugu adeegnaa oo haddii loo baahdo turjubaan baannu isticmaalnaa.

Wararka la soo xiriiridda

Telefoonka heeganka: 0449016101

Luqadaha: Finnish, Ingiriis, Iswidhish iyo Carabi

Qiimaha telefoonku wuxuu la mid yahay kan caadiga ah. Annagu xitaa telefoonka waannu kugu soo celin karnaa, oo annaga ayaa bixinayna kharashka telefoonka.

E-mail: info(at)tukikeskushilma.fi

Ururada iyo shaqaalaha maamulka waxaannu u haynaa adeegyo ah la talin iyo tababar.

TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU TALAGALAY QOFKA NAAFADA AH EE WADDANKA U SOO GUURAY (pdf) (Xidhiidhku wuxuu ku furmay tab cusub)